Qeexid

"Usha waranka."

Qeexid Xigta

Ul dheer oo toosan. ld samay.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga samayo oo kali ah:
  • Ismaaciil Cadow oo qabtay shir jaraa'id oo uu kaga halday xiisada ka taagan Kisamayo ayaa sheegay in dhamaan abaabulada ciidan ee ay wadaan kooxaha isku haya maamulka degmadaas la joojiyo.
  • Sidoo kale maamulku wuxuu maanta maareeye cusub u magacaabay dekeda Kisamayo, iyadoo mas'uulkii hore loo dhiibay jago kale oo lagu horumarinayo khayraadka badda.