Qeexid
"Nooc dermooyin ka ka mid ah."
Qeexid Xigta
ld samayn1.
"Nooc dermooyin ka ka mid ah."
ld samayn1.
Wadaag:
samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
Wadaag:
Wax la sameeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
samaysanka dhiska jidhka m.l (baay.) Horumar ku yimaadda koritaanka ama saamiyeynta qaabka iyo dhismaha noolaha.
Wadaag:
(kiim.) Macmalid: diyaarinta iskudhisyo kiimikaad iyaga oo laga ambaqaadayo iskudhisyo fudud.
m.dh
Wadaag:
Suun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaan.
m.dh
Wadaag:
(-lal ..., m.l) (fiis.) Tamarta la sii daayo ama la nuugo marka hal mooloo iskudhis ahi ka samaysmo curiyayaasha uu ka koobanyahay.
m.l
Wadaag: