Qeexid
"ld samaysasho."
"ld samaysasho."
Wadaag:
samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
Wadaag:
Wax la sameeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
samaysanka dhiska jidhka m.l (baay.) Horumar ku yimaadda koritaanka ama saamiyeynta qaabka iyo dhismaha noolaha.
Wadaag:
Suun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaan.
m.dh
Wadaag:
(kiim.) Macmalid: diyaarinta iskudhisyo kiimikaad iyaga oo laga ambaqaadayo iskudhisyo fudud.
m.dh
Wadaag:
(-do, m.l) Qalab tamarta danab u beddesha tamar jabaq. Waa qaybta ugu dambeysa ee inoo fududeysa maqalka wararka idaacadaha, telefoonnada iwm. Samaacaddu waxaay qabataa shaqo lid ku ah ta maykarafoonku qabto, waxana ay awood u leedahay in baahinta codka kordhiso, gaarsiisana meelo fog. eeg maykarafoon.
m.dh
Wadaag: