Qeexid
"(-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana soo baxdo."
Qeexid Xigta
Cudur xun oo sambabada ku dhaca (xoolaha). ld sanbab.
"(-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana soo baxdo."
Cudur xun oo sambabada ku dhaca (xoolaha). ld sanbab.
Wadaag:
(-bbo, m.dh) (c.nafl.) Xubimta neefsashada ee lafdhabarleyda hawada ku neefsata. Lammaane sambab ah ayey ku leeyihiin saabka qafiska feedhaha dhexdooda. Mid kasta waxa uu ka kooban-yahay xuub yar oo qoyan kaas oo u laa-laaban si uu u kordhiyo bedka dusha.
m.l
Wadaag:
S. ah: qof caqli yar oo garashadiisu liidato, nacas, doqon. ld sabbac.
m.l.kh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qayb yar oo badeeco ka mid ah oo cid wax gadanaysa la tuso.
m.l
Wadaag:
Qolo raacatada soomaliyeed u liidi jirtay dawla'aan.
Cunto badan oo allabbari loogu talaggalay; dayaafad.
m.dh
Wadaag:
Qalab ka samaysan xididdo, maqaar, laamo yaryar oo weelasha qaarkood lagu rido laguna qaado.
Oogada qaarkeeda sare, inta ka samay-san isku qoofalka feeraha, lafdhabarta iyo lafsakaarta oo wadnaha iyo sambabbadu ku dhex jiraan.
Taliye.
m.l
Wadaag:
Geed-nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo aan qodax lahayn oo sanboorka iyo cudurro badan lagu daaweeyo.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Kahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka sanka dhexdiisa iyo mararka qaarkood indhaha. Astaan: hindhiso badan.
m.l
Wadaag:
Cudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo dhibaa tooyin kaleba keena.
m.l
Wadaag:
Sanka xoolaha intiisa hore oo jilicsan. ld sambuuq2.
m.dh
Wadaag: