Qeexid
"Samboor qaadid."
[-ray, -rtay]
samboor3 ay
samboor3 tay
f.mg1"Samboor qaadid."
Wadaag:
Cudur sanka dadka ku dhaca oo hindhiso badan, san cuncun iyo dhibaa tooyin kaleba keena.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Kahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka sanka dhexdiisa iyo mararka qaarkood indhaha. Astaan: hindhiso badan.
m.l
Wadaag:
Cid cunto iyo cabbid ku martiqaadid.
Wax si isla eg u qaybin. ld sooryee.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Sac godlan waayey ama dhashiisa diiday wamme ama fintir iwm sabiisha ka gelin.
Is b.: dhabarka godid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
S. ah: qof caqli yar oo garashadiisu liidato, nacas, doqon. ld sabbac.
m.l.kh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Qayb yar oo badeeco ka mid ah oo cid wax gadanaysa la tuso.
m.l
Wadaag:
Geed qodxo dhaadheer iyo caleemo kharaar leh oo geela cunaa ku dhinto.
m.l
Wadaag:
(-bbo, m.dh) (c.nafl.) Xubimta neefsashada ee lafdhabarleyda hawada ku neefsata. Lammaane sambab ah ayey ku leeyihiin saabka qafiska feedhaha dhexdooda. Mid kasta waxa uu ka kooban-yahay xuub yar oo qoyan kaas oo u laa-laaban si uu u kordhiyo bedka dusha.
m.l
Wadaag:
(-bbo, m.dh) Xubinta jirka ka mid ah oo neefta gesho kana soo baxdo.
Cudur xun oo sambabada ku dhaca (xoolaha). ld sanbab.
m.l
Wadaag:
Sanka xoolaha intiisa hore oo jilicsan. ld sambuuq2.
m.dh
Wadaag:
Bur saddex gees leh oo hilib shiidan iyo qudaar basbaas leh gudaha uga jiraan oo lagu shiilo.
Guri saqafkiisu weji waliba saddex-gees u egyahay. ld sambuus, sambuuse.
m.l
Wadaag:
Geed-nagaar laamo iyo caleemo jilicsan leh oo aan qodax lahayn oo sanboorka iyo cudurro badan lagu daaweeyo.
m.l
Wadaag: