Qeexid

"Bur saddex gees leh oo hilib shiidan iyo qudaar basbaas leh gudaha uga jiraan oo lagu shiilo."

Qeexid Xigta

Guri saqafkiisu weji waliba saddex-gees u egyahay. ld sambuus, sambuuse.

Wadaag: