Qeexid
"Nafley karti, awood, qurux iwm oo kuwa kale kaga duwanyahay leh ahaansho."
[-naa, -nayd]
samcan aa
samcan ayd
f.mg4"Nafley karti, awood, qurux iwm oo kuwa kale kaga duwanyahay leh ahaansho."
Wadaag:
Wax la sumcay ahaansho (badar).
f.mg1
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax nasiib wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Tillaabo.
Raad.
m.dh
Wadaag:
samaysan oo korka gano wax xagta ku leh oo birta iwm lagu simo ama lagu afeeyo.
Wadaag:
Qof dadka ka dabci duwan ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag:
eeg sumcan. ld sumca naansho sumcanaansho m.l/dh ld sumcanaan.
m.f.dh
Wadaag:
Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.
m.l
Wadaag:
Aadidda meel la aado si looga war keeno.
S. ah: qof meel loo diro si uu uga war keeno.
m.l
Wadaag: