Qeexid
"Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar2."
[-mray, -mirtay]
samir2 ray
samir2 irtay
f.mg1"Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar2."
Wadaag:
Qof samir gayeysiin.
Qof wax uu ku sabro siin ama u sheegid. ld sabarsii.
f.g2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
eeg samirsii. ld sabarsiin, sabarsiis, samirsiis.
m.f.dh
Wadaag:
Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.l) S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.
m.dh
Wadaag:
Ilmo yaraan ku dhimasho. ld siqiir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Falalka habeenkii dhaca ama la sameeyo.
Habeen.
Roob habeen da'a. 4. Daajinta geel habeen la daajiyo.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Kahsi ka yimaada budada ubaxa geedaha oo keena halaamacoodka sanka dhexdiisa iyo mararka qaarkood indhaha. Astaan: hindhiso badan.
m.l
Wadaag: