Qeexid
"/2 (-iyay, -iday/ -isay; -iyi) Ku s.: qof, qof kale ugu magac darid."
"/2 (-iyay, -iday/ -isay; -iyi) Ku s.: qof, qof kale ugu magac darid."
Wadaag:
(-iyo, m.dh) (nax.) Labo erey oo isku micno leh. Tus. “irrid” iyo “illin”.
m.l
Wadaag:
(-iyay, -iday; -iyi) Wax sida loo kala leeyahay u qaybin.
f.g1
Wadaag:
Qof wax miyir beelay noqosho.
f.mg1
-day, -dday
Wadaag:
Wax hagaajin.
Fal ku kicid.
f.g2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Suun dun ka samaysan, ballaaran oo haweenku dhexda ku xirtaan.
m.dh
Wadaag: