Qeexid
"Wax nasiib wanaagsan."
"Wax nasiib wanaagsan."
Wadaag:
(-myo, m.dh) Wax laga sameeyey dhagax, qori iwm oo dadka qaarkiis caabudaan.
m.l
Wadaag:
Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.
m.l
Wadaag:
Xayawaan yar oo bacool ku dhex jira lehna faro uu wax ku qabsado oo badda ku nool lana cuno oo leh qanjiro dhala wax khad madow la moodo oo uu ku kaydsado kolay yar oo oogadiisa ku yaal.
m.dh
Wadaag:
Maalinta oo afar iyo labaatan meelood loo qaybiyey meesheed; saacad.
Uraad; urshi.
m.l
Wadaag:
Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.
Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.
Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
m.l
Wadaag:
Si aqoon iyo tab ah oo wax loo qabto; farsamo.
Nabar-rada iyo cudurrada oo si aqoon leh loo daweeyo.
Aqoon hawl gaar ah loo leeyahay; xirfad.
m.dh
Wadaag: