Qeexid

"eeg sancee. ld sancays."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sancayn oo kali ah:
  • Saddaam isagoo Cawaandinimadiisii sii wata ayuu heshiis Arbiciin Bilyaar doolaar gaadhaya la galay dalka Ruushanka sancaynta hubka laayaanka ah xariif ku ah.
  • Wadamada indhaha naqnaqan, ayaa la sheegay mataanaha ilma kuuriya, is huunaysteen, iyada oo il yarta waqooyi Maraykaanku ku eedeeyay in ay caawio u biday cilmiga hub sancaynta.