Qeexid
Wax samayn.
Qeexid Xigta
Wax daaweyn”.
[-ceeyay, -caysay]
f.g2Wax samayn.
Wax daaweyn”.
“Cali baa dhob dheri ka sanceeyey.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: Si aqoon iyo tab ah oo wax loo qabto; farsamo.
Qeexid Xigta: Nabar-rada iyo cudurrada oo si aqoon leh loo daweeyo.
Qeexid Kale: Aqoon hawl gaar ah loo leeyahay; xirfad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax nasiib wanaagsan ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.
Qeexid Xigta: Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.
Qeexid Kale: Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sancee. ld sancays.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld sancayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l/siniin, m.dh) ld sannad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax urin (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Cunto yar oo aan ku filnayn qof weyn siin. ld sannahaabee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sancan. ld sanca naansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Cid qasbid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -weeyay, -weysay
Qeexid: ld saawee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -keeyay, -keysay
Qeexid: Hanti seko u bixin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Ku s.: wax sal u yeelid.
Qeexid Xigta: Arrin xaqiiqdeeda sugid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld senge.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -meeyay, -maysay
Qeexid: Wax hagaajin.
Qeexid Xigta: Fal ku kicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Wax nasiib wanaagsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld sannad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (-myo, m.dh) Wax laga sameeyey dhagax, qori iwm oo dadka qaarkiis caabudaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]