Qeexid

"Si aqoon iyo tab ah oo wax loo qabto; farsamo."

Qeexid Kale

Aqoon hawl gaar ah loo leeyahay; xirfad.

Qeexid Xigta

Nabar-rada iyo cudurrada oo si aqoon leh loo daweeyo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine