Qeexid
"Qof hoodaddeyn."
[-leeyay, -leysay]
sandaleele eeyay
sandaleele eysay
f.g2"Qof hoodaddeyn."
Wadaag:
Geed dheer oo ka baxa Aasiya, Ostaraaliya iyo jasiiradaha Badweynta Deggan oo udgoon, waxaana laga sameeyaa santuukhyada qoraalka lagu xardho, ulaha babbisyada iyo saqafaha.
Dhir udgoon iyo saliid la isku qooshey oo raggu oogada marsado.
m.l
Wadaag:
Ku s.: wax sal u yeelid.
Arrin xaqiiqdeeda sugid.
f.mg2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Shulug dheer, adag dhogor ka samaysan oo roobka dhaxanta iwm laga qaato.
m.l
Wadaag:
Qof, qof kale wax siintiisa u jajaban.
f.mg4
-hnaa, -hnayd
Wadaag:
Geedgaab leh caleemo jiljilicsan oo aan jebin iyo qodxo yaryar. ld salaamaco.
m.l
Wadaag:
Wax cusboonaysiin ama qurxin.
Guri, meel ay hawo ka soo gasho u yeelid.
Dhul wax lagu beeri jiray in muddo ah nasin.
f.g2
-leeyay, -laysay
Wadaag:
Shay ka samaysan qori alwaax ah ama bir oo dharka iyo alaabta lagu rito.
Meel lagu kaydiyo hanti hay'adeed iwm. ld santuukh.
m.l
Wadaag:
sanduuqa codka m.l (-qyo ..., m.dh) (baay.) Lammaane xuub liilsami kara ah oo ka soo taagan qulaanqushaha lafdhabarleyda qaarkeed. Codka waxa la soo saaraa marka hawada maraysa qulaanqushaha ay dhaqdhaqaaqijso sanduuqa codka. Dha waaqa codka la soo saaraa waxa uu ku xidhan yahay giigsanaanta sanduuqa codka, kaasi oo ay xukumaan muruqyada iyo carjawda qulaanqushuhu.
Wadaag:
Dalool sanka lo'da laga dalooliyo oo bir laga geliyo si xarigga lagu hoggaaminayo loogu xiro.
S. ah: qasab; xoog.
m.l
Wadaag:
Nafley wax la sandulleeyey ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: