Qeexid
"(-do, m.l) Gabal maro ah oo lagu tolo maro kale oo ka midab duwan. ld saanifad."
"(-do, m.l) Gabal maro ah oo lagu tolo maro kale oo ka midab duwan. ld saanifad."
Wadaag:
(-do, m.l) Weel yar oo qori ah oo biyaha looga dhuro.
m.dh
Wadaag:
Saliidda beerka libaax-badeedka laga shiilo.
Urka saliidda beerka libaax badeedka iwm.
m.dh
Wadaag:
Qufad yar oo qurxoon aaburna leh oo caw ka samaysan waxna lagu rito.
ld safasho.
m.l
Wadaag:
Curinta wax la curiyo.
Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xa naaqo.
Dhaawac yar oo xabbad, waran, iwm jirka nafleyda gaarsiiyaan. 4. ld sannif1.
m.dh
Wadaag:
/dh (-do, m.l) Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u dhiganta 365 maalmood ama laba iyo toban (12) bilood. ld sanad.
m.l
Wadaag:
Tidac dun ah, la geliyo feynuusyada gaaska oo marka la shido bixiya iftiin.
Bir yar, buntuqa afkiisa hore ku samaysan oo wax lagu shiisho.
m.dh
Wadaag:
Xayawaan yar oo bacool ku dhex jira lehna faro uu wax ku qabsado oo badda ku nool lana cuno oo leh qanjiro dhala wax khad madow la moodo oo uu ku kaydsado kolay yar oo oogadiisa ku yaal.
m.dh
Wadaag: