Qeexid
Wixii naf ku jirto oo dhan.
Qeexid Xigta
Dad.
Wixii naf ku jirto oo dhan.
Dad.
magac / noun
Lab / masculine
urur / collective
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Nooc kalluunka badda ku nool ka mid ah oo u eg faras badeedka, guudse aan lahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Islweyni; kibir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]