Qeexid
"Socodka uu sameeyo ilyska sannadkiiba."
"Socodka uu sameeyo ilyska sannadkiiba."
Wadaag:
/dh (-do, m.l) Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u dhiganta 365 maalmood ama laba iyo toban (12) bilood. ld sanad.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Xus la sameeyo sanadkiiba mar iyadoo lagu maamuusayo dhacdo weyn. ld sanag-guuro.
m.dh
Wadaag:
Ka s.: nafley ka qaylisiin.
Ka s.: wax ka dhawaajin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Cunto yar oo aan qof weyn ku filnayn. ld sannahaabo.
m.dh
Wadaag:
Iidaan ka samaysan hilib, khudaar, dufan iyo geedo udgoon oo la isku shiilay; suugo.
m.dh
Wadaag:
Curinta wax la curiyo.
Xanaaqidda sabab la'aan wax loo xa naaqo.
Dhaawac yar oo xabbad, waran, iwm jirka nafleyda gaarsiiyaan. 4. ld sannif1.
m.dh
Wadaag:
Cunto yar oo aan ku filnayn qof weyn siin. ld sannahaabee.
f.g2
-beeyay, -beysay
Wadaag:
(-do, m.dh) Xabbadaha buntuqa laga rido oo lagu dagaalamo; ra saas.
m.dh.u
Wadaag:
Wax hor leh hindisid.
Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin.
Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.
f.g1
-fay, -ftay
Wadaag:
Gabay iwm oo la curiyo.
Dhaawac yar oo aan haragga dhaaf sanayn. ld sannifaad.
m.l
Wadaag: