Qeexid
(-ooyin, m.l) Xus la sameeyo sanadkiiba mar iyadoo lagu maamuusayo dhacdo weyn. ld sanag-guuro.
(-ooyin, m.l) Xus la sameeyo sanadkiiba mar iyadoo lagu maamuusayo dhacdo weyn. ld sanag-guuro.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: /dh (-do, m.l) Waqti hal mar dhulku qorraxda ku wareego oo u dhiganta 365 maalmood ama laba iyo toban (12) bilood. ld sanad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld sannadguuro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Socodka uu sameeyo ilyska sannadkiiba.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld sabuubo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Si joogto ah u qaylin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: S. ah: qof kibir badan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka s.: nafley ka qaylisiin.
Qeexid Xigta: Ka s.: wax ka dhawaajin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Cunto yar oo aan qof weyn ku filnayn. ld sannahaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sannaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sannaari.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: Cunto yar oo aan ku filnayn qof weyn siin. ld sannahaabee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld sannaabo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sannaabee. ld sannahaabayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Gabay iwm oo la curiyo.
Qeexid Xigta: Dhaawac yar oo aan haragga dhaaf sanayn. ld sannifaad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -fay, -ftay
Qeexid: Wax hor leh hindisid.
Qeexid Xigta: Dhaawac aan haragga dhaafsanayn cid gaarsiin.
Qeexid Kale: Cid sabab la'aan ugu xanaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -beeyay, -beysay
Qeexid: ld sannaabee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld sannaabayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -ftay, -fatay
Qeexid: Wax hor leh hindisasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg sannif2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -fnaa, -fnayd
Qeexid: Wax la sannifay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]