Qeexid
"(-rro, m.dh) Sanka ushiisa kore."
"(-rro, m.dh) Sanka ushiisa kore."
Wadaag:
S. ah: miro yicibeed oo gahayr ah oo aan weli qallalin.
m.l.kh
Wadaag:
Sanqar samayn. ld shanqar2, sharqan2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, ml.) Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar1, sharqan1, sharqar1.
m.dh
Wadaag:
Ka s.: wax sanqar ka yeersiin. ld shanqari, sharqami.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Baruur subaggii laga shiilay waxa ka soo hara; shariir.
m.dh
Wadaag:
Waqtiga u dhexeeya marka waagudillaaco ilaa marka qorraxdu soo baxdo. ldarooryo.
m.dh
Wadaag:
U s.: iyadoo la dhaqaajinayo muruqyada wejiga iyo sanka cid u baaqid.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
/dh Dhabarka dadka, labada daqay meesha u dhaxaysa oo godan.
m.l
Wadaag:
Daloolka ay isaga furanyihiin sanka iyo afka oo codku ka soo baxo.
m.dh
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof daloolada sanqada iin ku leh oo aan coodkiisu bayaan ahayn.
m.l
Wadaag: