Qeexid
Daloolka ay isaga furanyihiin sanka iyo afka oo codku ka soo baxo.
Daloolka ay isaga furanyihiin sanka iyo afka oo codku ka soo baxo.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.mg3
Labdhedig: -qaday, -qatay
Qeexid: U s.: iyadoo la dhaqaajinayo muruqyada wejiga iyo sanka cid u baaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Qof daloolada sanqada iin ku leh oo aan coodkiisu bayaan ahayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Sanqar samayn. ld shanqar2, sharqan2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ro, ml.) Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar1, sharqan1, sharqar1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.
Qeexid Xigta: Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.
Qeexid Kale: Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg4
Labdhedig: -amaa, -amayd
Qeexid: Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ka s.: wax sanqar ka yeersiin. ld shanqari, sharqami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax urin (xoolo).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l/siniin, m.dh) ld sannad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld shanqarid, sharqamid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sanqo2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-byo, m.dh) Goodir lab.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sanqari. ld shanqarin, sharqamin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh.u
Qeexid: Dad iyo duunyo inta tabarta daran; maato.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-myo, m.dh) Wax laga sameeyey dhagax, qori iwm oo dadka qaarkiis caabudaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg sani.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld sannad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld senge.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Wax nasiib wanaagsan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]