Qeexid
"Daloolka ay isaga furanyihiin sanka iyo afka oo codku ka soo baxo."
"Daloolka ay isaga furanyihiin sanka iyo afka oo codku ka soo baxo."
Wadaag:
U s.: iyadoo la dhaqaajinayo muruqyada wejiga iyo sanka cid u baaqid.
f.mg3
-qaday, -qatay
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Qof daloolada sanqada iin ku leh oo aan coodkiisu bayaan ahayn.
m.l
Wadaag:
Ka s.: wax sanqar ka yeersiin. ld shanqari, sharqami.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ro, ml.) Jabaqda ka dhalata laba shay oo isku dhacday. ld shanqar1, sharqan1, sharqar1.
m.dh
Wadaag:
Sanqar samayn. ld shanqar2, sharqan2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.
Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.
Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
m.l
Wadaag:
Wax dhibaato, xanuun iwm aan qabin ahaansho.
f.mg4
-amaa, -amayd
Wadaag:
Xaaladda uu ku sugan yahay jir aan cudur hayn. ld sixo1.
m.dh
Wadaag:
(-myo, m.dh) Wax laga sameeyey dhagax, qori iwm oo dadka qaarkiis caabudaan.
m.l
Wadaag:
Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.
m.l
Wadaag: