Qeexid
"Kibir iyo islaweyni muujin."
Qeexid Xigta
Ka s.: wax nicid.
[-gay, -gtay]
santaag2 ay
santaag2 tay
f.mg1"Kibir iyo islaweyni muujin."
Ka s.: wax nicid.
Wadaag:
Hawl iwm ka maqnaansho.
Hawl si xun u qabasho.
Harqaan si isdhaafdhaafsan dhar ugu tolid.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Wax meel joojin.
Wax kor u qaadid.
Wax qotomin. 4. Isku t.: qof ama wax lid noqosho. 5. Isku t.: wax dushooda ku joogsasho. 6. Isku t.: dhar qurxoon xirasho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-lo, m.dh) (baay.) Dhisme dhululubaysan oo ku dhex yaallla unugga kana qayb qaata qaybsanka unugga.
m.l
Wadaag:
Cunto caloosha ku jirto afka ka keenid. ld matag3.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
Jirka oo ligan lugaha meel ku hayn.
Socod ka joojin ahaasho.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
(-ro, m.dh) (baay.) Qayb-ta ka midka ah koromosoomyada ee aan lahayn hiddo-side.
m.l
Wadaag:
Qori marka hashu ilmaha diiddo sanka looga xiro oo mayrax lagula duubo.
m.l
Wadaag:
Hal ilmo diiddey sanka qori uga xirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Kursi, derbi iwm ku tiirsasho.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Ku s.: wax derbi iwm ku tiirin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Kursi, derbi iwm ku tiirsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Hal wax la santuuray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag: