Qeexid
"Kursi, derbi iwm ku tiirsasho."
[-cay, -cday]
santeec2 ay
santeec2 day
f.g1"Kursi, derbi iwm ku tiirsasho."
Wadaag:
Ku s.: wax derbi iwm ku tiirin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Qof wax derbi, kursi iwm ku tirsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Kursi, derbi iwm ku tiirsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Kibir iyo islaweyni muujin.
Ka s.: wax nicid.
f.mg1
-gay, -gtay
Wadaag:
Qori marka hashu ilmaha diiddo sanka looga xiro oo mayrax lagula duubo.
m.l
Wadaag:
Hal ilmo diiddey sanka qori uga xirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Hal wax la santuuray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
(-lo, m.dh) (baay.) Dhisme dhululubaysan oo ku dhex yaallla unugga kana qayb qaata qaybsanka unugga.
m.l
Wadaag: