Qeexid
"Qof wax derbi, kursi iwm ku tirsan ahaansho."
[-naa, -nayd]
santeecsan aa
santeecsan ayd
f.mg4"Qof wax derbi, kursi iwm ku tirsan ahaansho."
Wadaag:
Kursi, derbi iwm ku tiirsasho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Kursi, derbi iwm ku tiirsasho.
f.g1
-cay, -cday
Wadaag:
Ku s.: wax derbi iwm ku tiirin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax sawlac gaaray ahaansho (miro).
f.mg4
-naa, -naayd
Wadaag:
Wax amar lasiiyey addeecay ahaansho (qof).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Waxyaabo aan cilmi ku dhisnayn oo badanaa la rumaysto lagana baqdo. ld senen.
m.l
Wadaag:
Hal wax la santuuray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Wax la jalleeciyay ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax nasiib wanaagsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: