Qeexid
"eeg santuuran. ld santuurnaansho."
"eeg santuuran. ld santuurnaansho."
Wadaag:
Hal wax la santuuray ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Qori marka hashu ilmaha diiddo sanka looga xiro oo mayrax lagula duubo.
m.l
Wadaag:
Hal ilmo diiddey sanka qori uga xirid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: