Qeexid
"Macne la'aan socosho. ld saqaafee."
[-fay, -ftay]
saqaaf2 ay
saqaaf2 tay
f.mg1"Macne la'aan socosho. ld saqaafee."
Wadaag:
(-fo, m.l) Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.
m.dh
Wadaag:
S. ah: gabar inan ah oo gurigooda uga tagtay sabab la'aan; isla wareegto.
S. ah: neef ugub ah oo lumid badan.
m.dh
Wadaag:
S. ah: qof dhaqan xun oo aan xishoon.
Xishoon la'ahaanshada.
m.l
Wadaag: