Qeexid

"(-fyo, m.dh) ld saanqaaf."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saqaf oo kali ah:
  • Waxaanu sanadkii 1748kii qoray buug la odhan jiray “Ruuxda qawaaniinta” kaasoo ay aad u soo dhaweeyeen musaqafiinta iyo aqoonyahanadda faransiisku.
  • Guryahan, oo saqafkii daloosheen madaafiicdu ayaa waxaa ka muuqda burbur dhanka saqafka iyo waliba dhismaha, nasiibwanaagse wax bini-aadam ah waxba kuma noqon.