Qeexid
"(-fo, m.l) Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo."
"(-fo, m.l) Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo."
Wadaag:
Macne la'aan socosho. ld saqaafee.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
(-qfay, -qaftay; -qfi) Hanti maguurto ah Ilaah dartiis u hibayn (sida guri).
f.g1
Wadaag:
S. ah: qof dhaqan xun oo aan xishoon.
Xishoon la'ahaanshada.
m.l
Wadaag: