Qeexid
"Timo saqaf ku firasho."
[-stay, -satay]
saqafays tay
saqafays atay
f.mg3"Timo saqaf ku firasho."
Wadaag:
Qalab wax lagugooyo, af u yeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
(-fo, m.l) Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.
m.dh
Wadaag:
Cunto sahay ka dhigasho. ld sahayo.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax kalsooni iyo iimaan ku qabid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax nafaqo ka dhigasho.
Wax masruufasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: