Qeexid
"Timo saqaf ku firid."
[-feeyay, -feysay]
saqafe eeyay
saqafe eysay
f.g2"Timo saqaf ku firid."
Wadaag:
(-fo, m.l) Qori xalleefsan, ilko leh timaha dhaadheer lagu shanleeyo.
m.dh
Wadaag:
Macne la'aan socosho. ld saqaafee.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Qof ama meel dhaawac ah xayr kulul ku dhayid.
Qof la dhaawacay qaantiisi qayb ka mid ah siin.
f.g2
-feeyay, -faysay
Wadaag:
S. ah: qof dhaqan xun oo aan xishoon.
Xishoon la'ahaanshada.
m.l
Wadaag: