Qeexid
"(-rro, m.dh) Ilmo yar. ld siqiir1."
"(-rro, m.dh) Ilmo yar. ld siqiir1."
Wadaag:
Ilmo yaraan ku dhimasho. ld siqiir2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-rro/fuqaraa, m.dh) Qof dan yar ah oo aan hanti lahayn; cayr, sabool.
m.l
Wadaag:
Ilmo yar nafaqadii iyo xannaanadii uu ku kori lahaa seejin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
S. ah: Qof dumar ah oo ilmo yar si xun u xannaanaysa.
ld siqiirsuujin.
m.l
Wadaag:
Muuqaal u eg nafley ama wax kale oo gacanta lagu masawiray ama aalad wax sawirta.
Qof aan caqli lahayn; nacas.
m.l
Wadaag:
Wax qarsoodi ah oo aan dadku wada ogayn.
Dhagar; khayaamo.
m.dh
Wadaag:
Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
m.dh
Wadaag: