Qeexid
"Ilmo yaraan ku dhimasho. ld siqiir2."
[-ray, -rtay]
saqiir2 ay
saqiir2 tay
f.mg1"Ilmo yaraan ku dhimasho. ld siqiir2."
Wadaag:
Faqiir noqosho. ld faqiirow, faqri2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Ilmo yar nafaqadii iyo xannaanadii uu ku kori lahaa seejin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
S. ah: Qof dumar ah oo ilmo yar si xun u xannaanaysa.
ld siqiirsuujin.
m.l
Wadaag:
Dulqaad iyo adkaysi dhibaato u yeelasho. ld sabar2.
f.mg1
-mray, -mirtay
Wadaag:
Gacan ama aalad wax suuraddooda ku muujin.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(-ro, m.l) S. ah: mindi ama bir kale oo aan wax goyn oo af-beeshay.
m.dh
Wadaag:
La s.: cid xiriir wanaagsan la yeelasho.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
dhinac u kufid.
Cid khilaafid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: