Qeexid

"Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar."

Qeexid Xigta

Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sar oo kali ah:
  • Intaa oo xiisadood weli waynoo dhiman tahay, form four-na kana wasaaradda ayaa soo diyaarisa imtixaanka, ay ku sargoysay, aqoonta ardayda Hargeysa, taasin waa caddaalad darrada ugu weyn.
  • Guddoomiyaha FIFA, wuxuu ku wargeliyay in fadhigii ay yeesheen laga bilaabo doorashada saraakiisha dhex-dhexaadinta ee ciyaaraha Salaasada iyo Arbacada dhacaya, taas oo markiiba isla fadhigii lgu dhammeeyay.