Qeexid
"Hadal dulucdiis intaan la gudagelin arar sheegid."
[-leeyay, -leysay]
saraarogabbale eeyay
saraarogabbale eysay
f.g2"Hadal dulucdiis intaan la gudagelin arar sheegid."
Wadaag:
(-layaal, m.l/dh) Arar laga hormariyo intaan la guda gelin hadal du lucdiisa.
m.l
Wadaag:
Weylo daaqa oo aan dhibaato mudanayn caanaha hooyada hadday waa yaan.
m.l.u
Wadaag:
Cid dhibaato weyn gaarsiin.
f.g2
-yeeyay, -yaysay
Wadaag:
Wax dhici doona mala-awaalid.
Dhacdooyin tilmaamid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Wax dhici doona oo la sii sheego.
Calaamado iyo dhacdooyin tus meeya wax dhici doona.
m.dh
Wadaag:
Wax dhici doona mala-awaalid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax sheegidda si cad oo aan qaris lahayn wax loo sheego.
m.dh
Wadaag:
Libaaxbadeed aad u weyn oo gafuur dheer iyo ilko kuwa miinshaarta u eg leh.
m.dh
Wadaag:
Deriskunool gala dhogorta nirgaha oo dhiigga ka nuuga.
m.l
Wadaag:
(-rco, m.l) Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan1.
m.dh
Wadaag: