Qeexid

"Ulo dhuudhuuban oo wax lagu dhiso."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarab oo kali ah:
  • Waxaa dhismihii u horeeyey meesha magaaladu hadda tahay taagey Moxamed Muuse Moxamed ( Moxamed Dheere ) oo Headman ka ahaa ilaa uu ka xijaabtey 9/2/1951, Waxaa nool ragii sarabkii u horeeyey u soo guray.
  • Waxa kale oo uu sheegay in laamihiisa oo sarab noqda laga sameeyo ulaha xaragada (bakooradaha).