Qeexid
"Qof wax taagan noqosho."
[-gay, -gtay]
sarajoog2 ay
sarajoog2 tay
f.mg1"Qof wax taagan noqosho."
Wadaag:
Qof, xoolo iwm gadaashooda socosho.
f.g1
-gay, -gtay
Wadaag:
(juqr.) Fogaanshaha qotonka ee ka sarreeya celceliska bad la simanta laguna cabbiray mitirro ama cago.
m.l
Wadaag:
Weylo daaqa oo aan dhibaato mudanayn caanaha hooyada hadday waa yaan.
m.l.u
Wadaag:
(-rco, m.l) Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan1.
m.dh
Wadaag:
(-ro, m.dh) Feeraha intooda hoose oo saracda xigta iyo hilibka saaran.
m.dh
Wadaag:
Mudmudidda geed la rabo in dhacaan laga keeno la mudmudo.
Beerfal.
Saf.
m.l
Wadaag:
(-rro, m.dh) Derin caws ka samaysan oo aan toban kabood ka bad-nayn.
m.l
Wadaag: