Qeexid

"Wax la saray ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saran oo kali ah:
  • Daraasad Shire (08) ku sameeyey Masaajiddada iyo maddaarista Soomalida ee ku yaal waddanka Ingiriiska ayaa muujisay in masaajiddada iyo maddaarista xooggoodu qarka u saran yihiin bur-bur.
  • Keensita ciidamo nabad ilaalin ayaa ah arrin ka go’da Golaha Ammaanka oo kaliya maadaama Soomaaliya ay saran tahay cunaqabatayn xagga hubka ah.