Qeexid
"ld sarac2."
"ld sarac2."
Wadaag:
Wax la sarcay ahaansho (geed).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xubin wejiga ku taal oo afka iyo indhaha u dhexeysa oo laba dalool leh oo laga neefsado waxna lagu uriyo.
Meel ka soo fiiqan qararka iyo buuraha oo san u eg.
Daliig yar oo harag ah oo hargaha kale layskula tolo.
m.l
Wadaag:
(-cmay, -cantay; -cmi) Qof sirqannimo awgeed aad u caqli yareyey noqosho.
f.mg1
Wadaag:
Cudur maskaxeed dadka ku dhaca oo lala suuxo; qallal.
m.dh
Wadaag:
Beer abuurasho.
Geed si uu xabag u dhalo mudmudasho.
f.g3
-caday, -catay
Wadaag:
Dildillaac dadka kaga dhaca cagaha oo qabowga iyo kulaylku keenaan. ld hilibsafan.
m.l
Wadaag:
Weel dhoob ama macdan iwm ka samaysan oo yara godan cuntadana lagu cuno.
Shay yar, fidsan, wareegsan oo heeso iwm ku duubanyihiin. ld sixni.
m.l
Wadaag:
Ereyo laysu jeediyo ama gacanta oo si gaar ah laysugu taago marka laysu yimaad ama la kala tegayo, iyadoo laysu muujinayo kalgacal.
Bartanka wejiga fardaha, lo'da iwm.
m.dh
Wadaag:
Dhaqdhaqaaq badan oo aan loo baahnayn oo nafleydu samayso.
m.l
Wadaag:
Qof dadka ka dabci duwan ahaansho.
f.mg4
-cnaa, -cnayd
Wadaag: