Qeexid
"Beer abuurasho."
Qeexid Xigta
Geed si uu xabag u dhalo mudmudasho.
[-caday, -catay]
sarco2 aday
sarco2 atay
f.g3"Beer abuurasho."
Geed si uu xabag u dhalo mudmudasho.
Wadaag:
Cudur maskaxeed dadka ku dhaca oo lala suuxo; qallal.
m.dh
Wadaag:
Wax la sarcay ahaansho (geed).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
m.dh
Wadaag:
Nafley cudur qaadsiin.
Cid wax xun barid (qof).
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
(nax.) Daraasadda qawaaniinta ku salaysan dhismaha ereyada xagga samay sankooda iyo xagga isrogroggooda.
m.l
Wadaag: