Qeexid
"Huduf; baaqe."
"Huduf; baaqe."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Kalluun badeed lullumada u eg oo badanaa la qasacadeeyo.
m.l
Wadaag:
Geed faalala oo laamo dhaadheer iyo caleemo yaryar leh oo geelu daaqo.
m.l
Wadaag:
(-no, m.l) Bir yar oo xalleefsan labada dhinacna af ku leh oo timaha lagu xiiro. ld sikiin.
m.dh
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Beer lagu nasto ama lagu raaxaysto oo aan miro la cuno lahayn.
m.dh
Wadaag:
(fiis.) Astaanta ay leedahay mareeg danab, ee u suurtogelisa isbeddelka qulqulka danabka maraaya mareegta in uu ku saaqo x.d.w. mareegta, waxana bada-naaba loo yaqaanaa laftii-saaqniin.
m.l
Wadaag:
Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
m.dh
Wadaag:
S. ah: cudur halis ah oo Ilaahay nafleyda u fududeeyey.
m.l
Wadaag: