Qeexid

"Nafley cudur qaadsiin."

Qeexid Xigta

Cid wax xun barid (qof).

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga saree oo kali ah:
  • Qaraxaas ayaa waxaa ku dhintey sarkaal u sareeyey ciidamada Brundi ee ku sugan Muqdisho isaga oo islamarkaas ahaa ku-xigeenka ciidamada AMISOM ee ku sugan Somalia.
  • Beerahana waxa laga beeraa Qabadinka/Sareenka, khudrada dhanaan sida Liimaha iyo Canbaha, Saytuunka, iyo khudrada cagaaaran waxa siidoo kale dalka laga dhaqaa xoolo nool.