Qeexid
(-no, m.l) Ul yar oo dhuuban. ld sarwaan.
(-no, m.l) Ul yar oo dhuuban. ld sarwaan.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Qof madax ah oo maamul dawladeed haya.
Qeexid Xigta: Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Hilib saafan oo la dubay; naas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Ul yar oo badanaa qoyan. ld serged.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg sargadaysan. ld sargadaysnaansho, sergedeysan, sergedeysnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld sargaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (sarmaan, m.dh) Geedqodax salka u buuran leh oo xabag macaan iyo asal wanaagsan oo wax lagu carariyo leh, xididdadiisana dhigo laga samaysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg saran. ld sarnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld sakhraan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Harag xoolaad siiba kan geela iyo lo'da.
Qeexid Xigta: Tillaabo.
Qeexid Kale: Raad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -snaa, -snayd
Qeexid: Wax ul yar lala dhacay ahaansho. ld sergedeysan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Nafley ul yar la dhicid. ld sergedee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: sargo'in m.f.dh eeg sargo'i.
Qeexid: sargo'id m.f.dh eeg sargo'.
Qeexid: sargo'naan m.f.dh eeg sargo'an. ld sargo'- naansho.
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: sargo'i f.g2 Ku s.: wax, wax kale la jin ah ka yeelid.
Qeexid: sargo' f.mg1 (-'ay, -'day) Ku s.: wax, wax kale la jin ah noqosho.
Qeexid: sargo'naansho m.l/dh ld sargo'naan.
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la saray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: sargo'an f.mg4 (-'naa, -nayd) Ku s.: wax, wax kale la jin ah ahaansho.
m.l
Qeexid: (-aammo, m.dh) Jikada doonyaha iyo maraakiibta.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]