Qeexid
"Nafley ul yar la dhicid. ld sergedee."
[-deeyay, -daysay]
sargade eeyay
sargade aysay
f.g2"Nafley ul yar la dhicid. ld sergedee."
Wadaag:
Qof madax ah oo maamul dawladeed haya.
Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.
m.l
Wadaag:
Wax ul yar lala dhacay ahaansho. ld sergedeysan.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Nafley cudur qaadsiin.
Cid wax xun barid (qof).
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag: