"eeg sargooso."
Wadaag:
eeg aargooso. ld aargoosad,aargoosi.
m.f.dh
eeg gooso. ld goosad (2), goosi.
Ku s.: wax, wax kale ku jimaysasho.
f.mg3
-stay, -satay
Ku s.: wax, wax kale cabbirkiisa la ekeysiin.
f.mg2
-gooyay, -goysay
eeg xargagooso.
eeg saro2.
eeg cadgooso.
eeg googgooso. ld googgoosad.
eeg sarco2.
eeg mooso.
eeg fiidgooso. ld fiidgoosad, fiidgoosi.
sargo'id m.f.dh eeg sargo'.
sargo'in m.f.dh eeg sargo'i.
sargo'an f.mg4 (-'naa, -nayd) Ku s.: wax, wax kale la jin ah ahaansho.
sargo'i f.g2 Ku s.: wax, wax kale la jin ah ka yeelid.
-iyay, -isay
sargo'naan m.f.dh eeg sargo'an. ld sargo'- naansho.
sargo'naansho m.l/dh ld sargo'naan.
sargo' f.mg1 (-'ay, -'day) Ku s.: wax, wax kale la jin ah noqosho.