Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
sargoys
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sargoys oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `sargoys`
sargoyn
Qeexid
eeg sargoo. ld sargoys.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.f.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
sargoo
Qeexid
Ku s.: wax, wax kale cabbirkiisa la ekeysiin.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg2
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
sargooso
Qeexid
Ku s.: wax, wax kale ku jimaysasho.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.mg3
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
dabargoys
Qeexid
(-syo, m.dh) Haarta dabarku ku reebo addimada awrka.
(-syo, m.dh) D. ah: awr dabarka lagu xiro had iyo jeer jara.
ld dabargoyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
sargaf
Qeexid
Hilib saafan oo la dubay; naas.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
sargad
Qeexid
(-do, m.l) Ul yar oo badanaa qoyan. ld serged.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
sargaan
Qeexid
(-no, m.l) Ul yar oo dhuuban. ld sarwaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag: