Qeexid
"Wax tafid."
[-rtay, -ratay]
sariir tay
sariir atay
f.g3"Wax tafid."
Wadaag:
Saabaanka guriga mid ka mid ah oo lagu korseexdo inta joodari iyo barkimooyin la saaro.
Salka weelka.
Saliid.
m.dh
Wadaag:
Iin lugaha dadka gasha oo jilbaha isu soo dhoweysa.
Nabar ka dhasha shafka iyo jeeniga geelu markay is xoqaan. ld sakiir, sikiir, sikiiro.
m.l
Wadaag:
Caano biyo badan ku darsasho.
f.g3
-rtay, -ratay
Wadaag:
(-do, m.l) Meesha xoolaha la gadayo lagu xereeyo oo lagu siiyo caws iyo biyo; xero; deyr; siibad.
m.dh
Wadaag:
Geed faalala oo laamo dhaadheer iyo caleemo yaryar leh oo geelu daaqo.
m.l
Wadaag:
Cid dhibaato weyn gaarsiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Sheeko murti leh, la mala-awaalo oo soo gudbisa dhaqanka dadka; maantooley. ld sheeka xariir.
m.dh
Wadaag:
Laan caleemo leh ilkaha ama gacanta iyadoo aan la sii dayn xoog ugu jiidid si caleentu uga daadato. ld sarriig2.
f.g1
-bay, -btay
Wadaag:
Nafley wax dhibaato hayso ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: