Qeexitaan & Macnaha Ereyada Afka Soomaaliga
Qor erayga aad rabto, kaddibna hel macnahiisa!
sarkaal
Qaab-dhismeedka (Naxwe)
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Tusaale
Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga sarkaal oo kali ah:
Erayada u qoraal eg: `sarkaal`
sargaal
Qeexid
Qof madax ah oo maamul dawladeed haya.
Qof ciidanka qalabka sida ka mid ah oo xiddigo leh. ld sarkaal.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
leylisarkaal
Qeexid
(-raakiil, m.dh) Qof tababbar ugu jira in uu noqdo sargaal ciidan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
sagaal
Qeexid
. Tirada siddeedda iyo tobanka u dhexeysa; “9”.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l.t
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
t (tiraale) — tiraale (numeral)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
sabaal
Qeexid
(-llo, m.dh) Raalligelinta nafley wax lagu raalligeliyo.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
sal
Qeexid
sal logardam m.l (-lal ..., m.l) Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10.
Wadaag:
saadaal
Qeexid
Astaamo iyo calaamado muujinaya wax dhici doona.
Malaynta wax dhici doona la maleeyo; odoros.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
sadcaal
Qeexid
ld socdaal1.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
sal
Qeexid
sal logardam m.l (-lal ..., m.l) Tirada jibbaarkeedu la midka yahay logardamka tirada. Haddii logardamka x ee sal b (loo qoro logb x) yahay y, marka; b y = x . Salka logardamka caadiga ah waa 10.
Wadaag:
sal
Qeexid
Hilib saafid.
Biyo ku oon beelid. ld sol.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
sandaal
Qeexid
Gafuurka xoolaha.
Hoggaan.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
sar
Qeexid
Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
sar
Qeexid
Wax jeexdin yar u yeelid.
Qaabnaxweed & Naxwe
f.g1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
Wadaag:
shakaal
Qeexid
Summad alif gudban ah oo xoolaha looga sunto addinka hore.
Xiridda faras, geel, iyo baqal laba lugood oo isku dhan ah xarig iwm looga xiro.
Celinta gacan jaban ama dhaawacan lagu celiyo xarig qoorta suran.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
sal
Qeexid
Jirrid, gun.
Marka la fadhiyo meesha dhulka la dhigo, bari.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
sal
Qeexid
(nax.) Qaybta ereyga ee aan laga sii yarayn karin, kaddib marka laga gooyo dibkabayaasha, dhammaadyada iwm waa qaybta xambaaarsan micnaha aasaasiga ah ee ereyga (tus.: cun, fur, bar).
(xis.)Dhinaca hoose ee shaxan sallax ah ama wejiga hoose ee shaxan adke ah.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
sarkadhaban
Qeexid
Welwel iyo hiyikac ku dhaca qof, arrin la soo deristay awgeed.
Dhibcaha biyaha roobka.
Roob tabaryar oo aan dhulka si fiican u qoyn.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
saxarka
Qeexid
saxarka Alfa m.l (-rada ..., m.dh) (kiim.) Bu'da heliyam oo ay bixisay bu' weyn oo uu ku dhaca mataatax kaahfaleed. S. a. ma laha tamar socod badan, waxaana markiiba nuugta hawada.
Wadaag:
shakaal
Qeexid
(xis.) Dhinaca ka soo horjeeda xagasha qumman ee saddex-xagal qumman. Saamiyada dhererka shakaalka iyo dhererrada dhinacyada kale waxa lagu adeegsadaa tirignoometerega si loo helo fansaarada saynka iyo koosaynka ee xaglaha.
Qaabnaxweed & Naxwe
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag: