Qeexid
(-ooyin, m.l) Nabar jeex yar leh oo aan haragga dhaafsanayn.
(-ooyin, m.l) Nabar jeex yar leh oo aan haragga dhaafsanayn.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.dh
Qeexid: Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Qeexid Xigta: Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax jeexdin yar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (sarmaan, m.dh) Geedqodax salka u buuran leh oo xabag macaan iyo asal wanaagsan oo wax lagu carariyo leh, xididdadiisana dhigo laga samaysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld samaan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Sumoobidda wax sumoobaan. ld sadho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: sare s. Meel korreysa ku sugan; sarreeya.
m.dh
Qeexid: Cir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax dillaac yar u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Ulo dhuudhuuban oo wax lagu dhiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: Qaab awrta qooqani u dagallamaan oo ah luqun isku marid iyo qaniinyo; daro.
Qeexid Xigta: (-ooyin, ml.) Dhiil yar oo caanaha lagu shubto.
Qeexid Kale: ld surin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.dh) Feeraha intooda hoose oo saracda xigta iyo hilibka saaran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Geed laamo dhuudhuuban iyo caleemo balballaaran leh oo dhala miro kuwa canabka u eg.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld darbi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rbay, -rabtay; -rbi) Ulo yaryar meel ku teedid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Ku d.: wax, wax kale ku biirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Libaaxbadeed aad u weyn oo gafuur dheer iyo ilko kuwa miinshaarta u eg leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -maday, -matay
Qeexid: Xajiyid; xaj gudasho.
Qeexid Xigta: Waajibka xajka gudashadiisa gudagelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la saray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Derin caws ka samaysan oo aan toban kabood ka bad-nayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax beerid.
Qeexid Xigta: Geed qoyan si xabag u dhalo mudmudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]