Qeexid
Sumoobidda wax sumoobaan. ld sadho.
Sumoobidda wax sumoobaan. ld sadho.
magac / noun
Dheddig / feminine
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax dillaac yar u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Nin naag u galmoosho.
Qeexid Xigta: Wan lax kudud.
Qeexid Kale: Wax, wax kale dul dhigasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Qeexid Xigta: Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Cuntada dadku cuno inteeda oogadu nacdo oo ka soo baxda futada; xaar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Sigaar buuriga iyo xaashidu kala samaysanyihiin oo qofka cabbayaa duubto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax jeexdin yar u yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Qof aan dembi lahayn galaafasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Nooc ugaarta yaryar ka mid ah, dhawr jaad u kala baxda oo keeda lab geeso leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld safaarad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: Wax tafid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: sare s. Meel korreysa ku sugan; sarreeya.
m.l
Qeexid: (-rro, m.dh) Derin caws ka samaysan oo aan toban kabood ka bad-nayn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: Wax beerid.
Qeexid Xigta: Geed qoyan si xabag u dhalo mudmudid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax la saray ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cudur maskaxeed dadka ku dhaca oo lala suuxo; qallal.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Ulo dhuudhuuban oo wax lagu dhiso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld darbi.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rbay, -rabtay; -rbi) Ulo yaryar meel ku teedid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-rco, m.l) Laabatada hoose oo gumaarka (bisqanlayda) iyo bowdadu iska galaan. ld sarcan1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: sargo'naansho m.l/dh ld sargo'naan.