Qeexid
"Sumoobidda wax sumoobaan. ld sadho."
"Sumoobidda wax sumoobaan. ld sadho."
Wadaag:
Cudur maskaxeed dadka ku dhaca oo lala suuxo; qallal.
m.dh
Wadaag:
Aqal weyn oo dhagax iwm laga dhisay; daar.
Harag neef weyn oo geel ama lo' ah.
m.dh
Wadaag:
Booqasho cid loogu tago.
Xus qof dhintay loo dhigo oo loogu duceeyo.
m.dh
Wadaag:
Nafley cudur qaadsiin.
Cid wax xun barid (qof).
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Nin naag u galmoosho.
Wan lax kudud.
Wax, wax kale dul dhigasho.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Dabayl kulul oo xagaaga dhacda.
(-ooyin, m.l) Dhul kooban oo ceel ama guri ku wareegsan heelad.
m.dh
Wadaag:
Dareen qofka ku dhasha oo shucuurtiisa kiciya marka xumaan ama qadaf lagu sameeyo.
m.dh
Wadaag:
Tab awrtu u dagaasho oo ratigu luquntiisa dulmariyo luqunta ratiga kale isla markaana cududda ku dhegaayo.
Tab legdinta ka mid ah oo uu qof gacanta kaga maro qoorta qof kale.
m.dh
Wadaag: